Goobjoog

Xasan Shiikh iyo Farmaajo oo u Gudbay Wareegga 3-aad

Waxaa goordhow soo dhammaatay wareega labaad ee doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana wareegaan ku tartamay afaetii musharrax ee ugu codka badanaa wareegii 2-aad, waxaana wareega sedexaad u…

Xasan Shiikh iyo Farmaajo oo u Gudbay Wareegga 3-aad

Waxaa goordhow soo dhammaatay wareega labaad ee doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana wareegaan ku tartamay afaetii musharrax ee ugu codka badanaa wareegii 2-aad, waxaana wareega sedexaad u gudbay musharraxiinta kala ah

Musharrax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 1010 cod

Musharrax madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 83 cod

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments