Jeneraal caan ah oo u dhashay dalka Itoobiya oo dhaleeceeyay xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamad kaddib markii la xiray toddobaadkan, sida ay sheegtay xaaskiisa, xilli la xiray qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa siyaasadda qowmiyadda Amxaarada iyo saxafiyiinta.
Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa ciidanka Axmaarada xukumayay ilaa bishii February markaas oo xilka laga xayuubiyay iyada oo aan la sheegin sababta.
Ciidamada Axmaarada ayaa taageeray ciidamada federaalka Abiy ee kasoo horjeeda xoogaggii kacdoonka wada ee waqooyiga Tigray markii uu dagaalku ka qarxay halkaas 2020.




From the comments