Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo habeennimadii xalay ahayd ka dhacay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.
Qaraxa oo ka dhacay xaafadda kibooro ee magaalada Kismaayo ayaa lala sheegay in lala eegtay guri uu daganaa Ismaaciil cajiile oo kamid ah saraakiisha Jubbaland.
Afaafka hore ee guriga uu qarax ka dhacay ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro dhaawac ah oo koobaan.




From the comments