Gotabaya Rajapaksa oo ah madaxweyanaha dalka Sri Lanka ayaa wajahaya cadaadis bulsho kadib marki ay kumanan dadka reer Sri Lanka ay isugu soo baxeen hoygiisa.
Sawirada iyo muuqaalada ay duubeen warbaahinta ayaa muujinaya shacabka Sri Lanka, oo gudaha u galay qasriga madaxweynaha.
Madaxweyanaha ayaa dhankiisa sheegay in uu iska casilayo xilka madaxweynanimada dalkiisa todobaadkaan inta lagu gudajiro.




From the comments