Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug dhinaca Puntland.
Dilka ayaa loo gaystay wiil dhalinyaro oo kamid ah dhalinyarada magaalada, waxaana wararka ay sheegayaan in dilka wiilka ay geeysteen ciidamada ka tirsan kuwa dowaldda oo howlgallo qorsheyn ka fulinyay gudaha magaalada.
Allaah u naxariiste marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cirro Xaaji Cali, waxaana uu u geeriyooday rasaas gaartay jirkiisa.




From the comments