Goobjoog

Al-shabaab oo toogasho ku dilay 7 qof

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Buulaay oo hoostaga gobalka Baay ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay deegaanka ku toogteen 7 qof oo rag ah kuwaas oo lagu…

Al-shabaab oo toogasho ku dilay 7 qof

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Buulaay  oo hoostaga gobalka Baay ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay deegaanka ku toogteen 7 qof oo rag ah kuwaas oo lagu eedeyay in ay u shaqeynayeen dowladda Soomaaliya.

Raggaan lagu toogtay deegaanka Buulaay, waxaana shabaab ay ku eedeyeen in ay u basaasayeen dowladda Soomaaliya.

Akhriso magacyada ragga la dilay:

1. Cali Maxamed Madoow.
2. Ceymooy Geedi Aadan.
3.Towfiiq Jinaw Aadan ganey.
4. Cabdiraxmaan Isaaq Ibraahim.
5.Cadow Cabdulahi Dhicsow
6. Colaad Cabdiraxmaan Maxamed khalid
7. Nuur cali yarow.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments