U bood dhigaalka

Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe oo Magacaabay Lataliye Cusub

Ogoosto 16, 2022

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha  ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiye Madoobe oo lagu magacaabay lataliyaha.