Goobjoog

Macawisley oo ka Warbixisay Dagaallada Hiiraan, Baaq na u Diray Dawladda

Ciidanka deegaanka Macawislayda ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maanta Al-shabaab ay kula galeen deegaanno hoostaga Jalalaqsi, iyaga oo sheegay in weerar ku qaadeen goobo ay ku…

Macawisley oo ka Warbixisay Dagaallada Hiiraan, Baaq na u Diray Dawladda

Ciidanka deegaanka Macawislayda ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maanta Al-shabaab ay kula galeen deegaanno hoostaga Jalalaqsi, iyaga oo sheegay in weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen Al-shaab, Cumar ka tirsan saraakiisha Macawislayda  oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa baaq u diray dowladda federalka Soomaaliya.

Cumar waxaa uu sheegay in goobihii lagu dagaalamay oo 25km u jira Jalaqsi ay ciidanku dib isaga laabteen kadib markii ay howlgalkoodu uu dhammaaday, waxaana uu xusay in Al-shabaab ay u geysteen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida uu hadalka u dhigay, isagoo carabka ku dhuftay in howlgallada ay ka wadaan gobolka ay sii wadi doonaan.

                     Halkaan ka dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments