Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucaday in ay ka dhacaan isku soo baxyo, inta lagu gudajiro arrimaha furista ururada siyaasadda.
Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in gebi ahaan uusan wax banaanbax ah uusan ka dhici karin deegannada Somaliland.
Go’aanka wasaaradda ayaa imaanaya xilli Ururka horumarinta bulshada iyo xuquuqda aadanaha ay codsadeen isku soo bax dadweyne.





From the comments