Goobjoog

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga qabsaday deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ururka Al-shabaab lagala wareegay 21 deegaan, kadib howlgallo ciidamada dowladda iyo ciidamada macwisleyda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed. Degaannada…

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga qabsaday deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ururka Al-shabaab lagala wareegay 21 deegaan, kadib howlgallo ciidamada dowladda iyo ciidamada macwisleyda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments