Goobjoog

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada dalka Kenya dhiggiisa William Samoei Ruto. Labada mas’uul ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, amniga, dhaqaalaha…

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada dalka Kenya dhiggiisa William Samoei Ruto.
Labada mas’uul ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, amniga, dhaqaalaha , maalgashiga iyo arrimo kale.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeya xilka cusub ee loo doortay William Samoei Ruto, kadib caleemasaarkii madaxweynaha Kenya ee shalay.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments