Goobjoog

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale oo gobalka Hiiraan u safray

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar , Wasiirka Batroolka & Macdanta C/risaaq Maxamed Cumar iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u duulay Buula-burte. Ujeedka socdaalka mas’uuliyiintaan ayaa…

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale oo gobalka Hiiraan u safray
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar , Wasiirka Batroolka & Macdanta C/risaaq Maxamed Cumar iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u duulay Buula-burte.
Ujeedka socdaalka mas’uuliyiintaan ayaa qayb ka ah dhiiragelinta iyo ka qayb galka howlgalka ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalka Hiiraan.
Mas’uuliyiintaan ayaa ku biiri doonna mas’uuliyiin kale oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab.
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments