Bayaanka Baaqa Nabadeed ee Cadale
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			 
		Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uu taageerayo baaqa nabadeed ee beelaha daga degmada Cadale ay kala saxiixdeen.
Baaqan ayaa waxaa saxiixay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, culimada iyo bulshada rayidka ah, kaas oo salka ku haaya nabadda iyo dagannaanshaha deegaanka.
 
  
  
  
 