Goobjoog

Ciidamada dowladda oo Hawlgallo ka fuliyay gobalka Baay

Ciidamada dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ayaa hawlgallo qorshaysan oo saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga deegaanka Awdiinle ee gobalka Baay, waxa ay ku dileen xubno ka tirsan ururka…

Ciidamada dowladda oo Hawlgallo ka fuliyay gobalka Baay

Ciidamada dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ayaa hawlgallo qorshaysan oo saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga deegaanka Awdiinle ee gobalka Baay, waxa ay ku dileen xubno ka tirsan ururka Al-shabaab.

Guddoomiyaha degaanka Awdiinle Ibraahim Maxamed Nuur ( Kalaay) iyo Ibraahim Xaaji Xasan oo kamid ah Xildhibaannada Koonfur Galbeed, waxaana la sheegay in hawlgalka ay ku dileen xubna ka tirsan ururka Al-shabaab.

Hawlgalladaan ayaa la sheegay in ay yimaadeen kadib amar ka soo baxay madaxweynaha dowlad gobaleedka koonfur-galbeed.

Intii uu socday hawlgalka ayaa la sheegay in lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan ururka Al-shabaab, waxaana ay saraakiisha hoggaaminaysa ay sheegtay in ay sii wadayaan hawlgalladaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments