Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada caasimadda ah Muqdisho, kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa dhowr ajende oo golaha horey uga soo gaaray wasaarado dhowr ah oo ka tirsan xukuumadda Dan-qaran.
Xildhibaanka Cusub ee Xasan Hurre Ugaas , kaas oo dhawaan ku guuleystay kursiga HOP#203 oo doorashadiisa ka dhacday Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in maanta loo dhaariyo kursiga waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ka hor inta aan loo idman xilka.
Ajendaaasha kale ee golaha maanta looga hadli doono ayaa kala ah;




From the comments