Wararka aan ka helayno gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya Dagaalamayaasha Al-shabaab ay gubeen guryo ay lahaayeen dad shacab ah sida ay sheegayaan wararka.
Dhacdadaan ayaa waxaa ay ay dhacday deegaan lagu magacaabo Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug, waxaana la ogeyn sababta ka dambeysay in ay gubaan guryaha dadka shacabka ah.
Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska ayaa gaaray deegaanka si ay usoo arkaan dhibkadhibaatada loo geystay dadka shacabka iyaga oo kormeer sameeyay.




From the comments