Goobjoog

Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Dr. Cali Xaaji Maxamed Waxaa uu si kumeel-gaar ah ugu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekadda Magaalada Muqdisho, sida lagu shaaciyay warqad qoraal ah…

Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Dr. Cali Xaaji Maxamed Waxaa uu si kumeel-gaar ah ugu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekadda Magaalada Muqdisho, sida lagu shaaciyay warqad qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments