Goobjoog

Kulan Looga Hadlay Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay

Wasiiru dowlaha amniga xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa oo guddoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb galeen Hay’adaha Amaanka dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa looga…

Kulan Looga Hadlay Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay
Wasiiru dowlaha amniga xukuumadda Federalka Soomaaliya  Maxamed Cali Xagaa oo guddoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb galeen Hay’adaha Amaanka dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta amniga iyo hirgelinta xeerka xakameynta Hubka Caasimada ee dhawaan ay soo saartay dowladdu, waxaana madasha ka hadalay mas’uuliyiin dhowr oo tilmamay muhiimadiisa.
Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada isku dhafka ah ee Howlgalka Ciiltire sida, Boliiska, Nabadsugidda Gobolka Banaadir iyo Polizia Militare oo si xoojin ah ula shaqeynaysa Ciidanka Amaanka.
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments