Goobjoog

Xafiiska Xeer Ilaalinta Jubbaland oo Amrro Dudhigay Hey’adaha Fulinta

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland waxa uu farayaa Hey’adaha Sharci Fuliyaasha in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu…

Xafiiska Xeer Ilaalinta Jubbaland oo Amrro Dudhigay Hey’adaha Fulinta
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland waxa uu farayaa Hey’adaha Sharci Fuliyaasha in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu u asteeyey sida Saldhigyada, Rugaha iyo Xabsiyada, sida lagu shaaciyay qoraalka kasoo baxay xafiiska.

No description available.

No description available.No description available.Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments