Waxaa xabsiga dhexe Exkoontrool Afgooye laga siiyay maxaabiis, kuwaas oo muddooyinkii dambe halkaas ku xirnaa, oo ciidanka Asluubta ay dhaqan celin ku wadeen.
Dowladda ayaa sheegtay in maxaabiistaan la siidaayay, kadib markii madaxweynaha Jamhuuriyadda uu cafis u fidiyay, waxaana tiradooda ay gaareysaa ilaa 127 Maxbuus.
Maxaabiistaan la siiyaay ayaa waxaa ay ahaayeen kuwa ku badan dhallinyaro, waxaana lagu soo qabtay falal kale duwan iyagoo dhaqan celin ay ku wadeen ciidanka Asluubta.




From the comments