Waxaa inta inta xaqiijiyay ku geeriyooday ku dhowaad 10 qof , halka 20 kalena ay jiraan isbitaal, kadib markii uu shil galay Bas siday dad kasoo laabtay aroos oo ka dhacay gobolka Wine ee Australia.
Rakaabka ayaa ka soo laabtay aroos ka dhacay goob khamriga lagu iibiyo habeenimadii Axada markii darawalkoodu uu ku qaldoomay Wine County Drive oo u dhow Greta ee Hunter Valley, . Booliska ayaa sheegay in ay baarayaan xaaladihii ka dhashay shilkan.
Darawalkii baska oo ahaa nin 58 jir ah ayaa la xiray. Ku-simaha Taliyaha Bilayska NSW Tracy Chapman ayaa sheegtay in martidan lagu casuumay arooska ay u safrayeen Singleton “dabcan guryahooda”.




From the comments