Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari uu kusoo bareeg goostay goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed.
Shilkan ayaa ka dhacay magaaladda Minneapolis gaar ahaan agagaarka suuqa Karmel Mall,halkan ayaa ah goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed.
Hablaha geeriyooday ayaa 3 ka mid ahi ahaayeen isku qoys,hablaha ayaa suuqa ka adeeganayey iyagoo isu diyaarinayey munaasabad qalin jabin.




From the comments