Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ninka lagu magacaabo Antony Blinken ayaa booqasho labo maalin qaadan doonta ku tagay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Safarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee diblumaasi Mareykan ah uu ku tago Shiinaha ku dhawaad shan sano, oo aysan jirin cilaaqaad intaas gaaray oo u dhaxeeyay labada dhinac.
Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in hadafka ugu weyn ee wadahadalka uu yahay in la dajiyo xiriirka kala dhaxeeya Shinaha oo noqday mid aad u kacsan.




From the comments