Maanta oo Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud .
Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka soo maray kuwaas oo inta badan soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana socota qabanqaabadii ugu dambeysay.
Shirkan waxaa diirada lagu saarayaa , qodobo ka mid ah shirkii Golaha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saray qodobo xasaasi ah oo taabanaya mustaqbalka dalka.




From the comments