Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Ku Matalaya Wadamada Iskaashiga Islaamka oo La Magacaabay
Sheeko:Wararka Caalamka

Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka, kuwaas oo badeli doona xubnihii Baarlamaankii 10-aad.
Goobjoog News