Ra’iisulwasaare Xamse oo u Dhoofay Tanzania, Halkaas uu Shir Kaga Qetbgalayo
Sheeko:Wararka Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u ambaxay, dalka Tanzania oo uu uga qaybgalayo shir madaxeed muhiim ah, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda Qaaradda Afrika.
Shirka ayaa looga hadlayaa ahmiyadda ay Qaaradda Afrika u leedahay taabbagelinta awoodda dadweynaha, si ay uga qaybqaataan horumarka Qaaraddu hiigsaneyso ayaa mudnaan gaar ah u leh, Xukuumadda DANQARAN ee uu hoggaamiyo.
Shirka Ra’iisulwasaaraha uu u ambabaxay ayaa kusoo aadaya xilli madaxweynaha dalka uu ku maqan yahay Taliyaaniga, halkaas uu kaga qeyb galayo shirka Afrika iyo dowladda Taluyaaniga, Xamase ayaa shika ka jeedin doona khudbad.
Goobjoog News