Xubin Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Galgaduud
Sheeko:Arrimaha Amniga
Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud ayaa goordhow isku soo dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaa uu muddo ka tirsanaa Jamhadaha gobollada, isaga oo iska dhiibay Galgaduud.
Isasoo dhiibataankiisa ayaa kusoo aadaysa xilli Galmudug uu ka bilowday howlgalka ka dhanka Al-shabaab, kaas oo ay iska kaashanayaan, ciidanka xoogga dalka, Daraawiishata Galmudug iyo ciidamo deegaanka ah, isaga oo ka dhacaya Bariga gobolka.
Goobjoog News