Hay’adda Sirdoonka Nabadsugidda Qaranka ayaa soo qabatay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh “Saki” oo ah ganacsade kooxda Al-Shabaab dibadda u ga soo gadi jiray hubka iyo walxaha ay qaraxyada ka sameeyaan.
War
Nabadsugidda oo soo Qabtay Nin Al-Shabaab Hubka u soo Iibin Jiray
Nabadsugidda ayaa soo qabtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh “Saki” oo ah ganacsade Al-Shabaab dibadda u ga soo gadi jiray hubka iyo walxaha ay qaraxyada ka sameeyaan.

Goobjoog Newsletter
Ka hel Goobjoog wixii cusub.
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.



From the comments