Gabar ka tirsan askarta Isra’iil ayaa shaqada laga joojiyay kadib markii lagu eedeeyay inay xiriir gogol dhaaf (galmo) la sameysay maxbuus falastiini ah.
Askariyadan shaqada laga joojiyay ayaa sheegtay in afar haween ah oo kale oo askar ah ay sidoo kale xiriir galmo la sameeyeen isla maxbuuskan.
Warbaahinta Isra’il ayaa sheegtay in askariyaddu qiratay in ay xiriir galmo la sameysay maxbuuskan oo Falastiini ah, kadib markii lagu soo qabtay fal ay dad ku dhinteen oo uu geystay.




From the comments