Magaalada Napoli ee dalka Taliyaaniga ayaa waxaa gilgilay Dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid kulan ka tirsan Champions League oo kooxda reer Spain ee marti ku aheyd magaalada Napoli.
Baabuur kuwa xamuulka qaada ah ayaa lagu garaarayaa dhismaha garoonka ee Napoli waxaana argagax ka jiraa magalada Naples iyadoo oo uu dhulgariir ka dhacay wadanka Talyaaniga saacado ka hor kulanka Champions League.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jiro dhibaato looga walwalsanyahay garoonka ka hor inta aan kubbad la baasan. Sababta oo ah dhulgariir cabirkiisu ku dhawyahay 4.0 ayaa saameeyay dalka talyaaniga. Kooxda Real madrid ayaa ku sugan badhtamaha magaalada Naples, oo ka fog xurunta dhulgariirka ee aagga Camp Flegrei, oo cabsi ay ka jirto




From the comments