Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya .
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhoweeyay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo bulshada Koonfur-galbeed, kuwaas oo ku suganaa Garoonka diyaaradaha
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo Baydhaba booqan doona deegaanno ka tirsan Koonfur-galbeed ayaa xoogga saaraya abaabulka howlgallada dalka lagag saarayo Al-shabaab ee deegaannadaas.














From the comments