Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaan hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, xilli sidoo kale lagu dilay ganacsato.
Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay Deegaanka lagu magacaabo Diinlaawe kaas oo hoostaga degmada dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay weerareen deegaanka.
Ciidanka deegaanka ayaa iskacaabiyay dagaalka lagu qaaday, waxaana xusid mudan in deegaanka lagu dilay sedex ruux oo ganacsato ah oo ku suganaa deegaanka dagaalka kadib.




From the comments