Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu fadhi gaar ah la leeyahay labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxwewyne Xasan ayaa xildhibaannada labada gole u jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo arrimo masiiri ah iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka oo ay kamid tahay dhacdadii Addis Ababa.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale khudbadiisa diiradda kusoo saari doona arrimaha Dastuurka xilli dowladdu ay dadaal ugu jirto sidii loo meelmarin lahaa Dastuurka oo ay doodiisa ay socoto.




From the comments