Goobjoog

Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Guddiga Ololaha Guddoonka Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa manta magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka

Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Guddiga Ololaha Guddoonka Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya  ayaa manta magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika oo dhowaan ka dhacaya Addis Ababa.

Soomaaliya oo tartankaasi qeyb ka ah ayaa waxaa u sharraxan Marwo Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo hore u soo noqotey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda. Guddiyada la magscaabey ayaa ka shaqeyn doona sidii ay Soomaaliya kursigaas u hanan lahayd.

May be an image of text

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments