Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Hannaan Sugidda Cntada iyo Badqabka oo Muqdisho Ka Dhcay
Raโiisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya.
Raโiisul Wasaaraha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan hab cusub oo ay dowladda Soomaaliya kula wareegeyso masโuuliyadda soo saarista warbixinnada sugnaanta cunnada.
Mudane Xamsa ayaa ku tilmaamay ahmiyada ay leedahay in dowladdu yeelato awoodda soo saarista warbixinnada sugnaanta cunnada, iyadoo la fulinayo heshiiskii ay dowladu la gashay Hayโadaha caalamiga ah.