Ciidamada PMPF ee Puntiland ayaa howlgalo ay soo sameeyeen ka dib gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan kooxaha alshabaab .
Cutubyada sida gaar ka ah u Tababaran ee Ciidamada PMPF Puntland ee ka howl-gala magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay ninkan ka tirsan kooxda Alshabaab oo hub iyo walxo qarxa watay.
Howlgalkan ay fuliyeen Ciidanka PMPF ayay sidoo ku soo qabteen bambooyinka sababa qaraxyada waa waaweyn , gaadiidkii lagu siday iyo ninkii wadayba.




From the comments