Goobjoog

Guulaha Dhaqaalaha ee Labadii Sano ee Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh

Labadii sano ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud joogay xilligiisa 2-aad, waxaa uu wax badan ka qabtay dhaqaalaha iyada oo la hirgeliyay aragtida Soomaali heshiis la ah dunida.

Qodobbada aan ka xusi karno waxaa ka mid ah:

(1). Soomaaliya oo dhameystirtay deyn cafintii, iyada oo IMF iyo Bangiga Adduunka ay December ogolaadeen in Soomaaliya ay ay gaartay ” Completion Point” ee HIPC taas oo micnaheedu yahay in halkii deynta dibadda ka ahayd $5.3 billion dhammaadkii 2018 ay hadda tahay $600 million.

(2). Soomaaliya waxaa ay sidoo kale ku biirtay bulshada bariga Afrika, taas oo sabab u noqon karta in ay hesho maaliyad dibadda ah oo qeyb ka noqota kobaca dhaqaalaha.

(3). Kobaca dhaqaalaha, sida uu qabo  World Bank, Soomaaliya kobaca dhaqaalaha waxaa uu kordhay .2% 2022 ilaa  2.8% 2023, iyada oo uu gaari doono 4.3%. 2028.

(4). Wafdi ka socday The African Development Bank  ayaa yimid Muqdisho iyaga oo qiimeeyay istaraatiijiyadda Soomaaliya 2022-24  iyo 2025-2029, oo diiradda saaraya horumarinta dhaqaalaha, waxtarka iyo kobaca.

Dhanka Maalgeshiga, waxaa ay xukuumadda meelmarisay shuruuc wax badan ka taraya maalgeshiga sida ladgaalanka argixigisa, Ilaalinra maalgeshiga

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments