Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in isku daygeedii ahaa in ay gantaal ku riddo dayax gacmeedka wax basaasa uu guuldarraystay ka dib markii milatariga Kuuriyada Koonfureed uu sheegay in ay soo rideen gantaal aan la aqoonsan.
Isku day ay xukuumadda Pyongyang ku doonaysay in ay ku riddo dayax gacmeedka wax basaasa ee ku wareegaya meeraha loo yaqaanno orbit-ku uu ku dhammaaday qarax hawada dhexe ah ku baaba’ay, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda.
Saraakiisha Kuuriyada Koonfureed iyo Japan ayaa horay u sheegay qorshaha ay kuuriyada Waqooyi dayax gacmeedka noocaas ah ku sameynaysaahi uu yahay mid aan mira-dhal noqan doonin.




From the comments