Ciidamada Deegaanka ee Macawisleyda ayaa dilay Horjooge ka tirsanaa Al Shabaab kaasoo lagu magacaab jiray Farey Macalin Xasan waxaana lagu dilay inta u dhaxeysa deeganada Gal goof iyo Ceel-bacad sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Ciidanka ayaa sheegay in sidoo kale ay kasoo ka soo furteen qori AK-47 oo uu watay.
Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in ninkaan Howlgalka lagu dilay uu qaabilsanaa kicinta dadka iyo qorista Caruurta yar yar ee Dugsiyada Quraanka dhigata.




From the comments