Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku fulisay rag loo heystay dilka macalin iyo dugsi Qu’aan oo lagu dilay deegaannada Galmudug.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan oo dhowaan maxkamaddu xukun dil ah ay ku ridday.
Ragga la toogtay ayaa hore u dilay Allah unaxariistee Marxuum Axmed Xasan cusmaan oo dhaqtar ahaa iyo Marxuum Macalin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo.




From the comments