Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda aan hubaysneyn ee hubka Nukliyeerka ah, isla markaana uu ka taageeri doono ka dhanka ah Mareykanka.
Labada hogaamiye ee Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa kulankooda siweyn looga hadlay xiriirka labada dal iyo xoojinta waxybaaha ay wadaagaan, waxaana uu Putin uu cadeeyay inuu maraan rabo inuu garab istaago Waqooyiga oo ka hortimid danaha Mareykanka ee gacanka Kuuriya, Mareykan ayaa Koonfurta siweyn u taageera.
Puntin oo u muuday sida uu ula dhacsanaa kulankiisa Kim ayaa yiri “Nidaamka xaddidan ee aan dhammaadka lahayn ee ay dhiirigeliyeen Maraykanka iyo xulafadiisa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay” ee ku wajahan Kuuriyada Waqooyi in ” dib loo eego” Ruushka ayaa wada markaan saameyntiisa gacanka Kuuriya.




From the comments