Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Baanadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa xalay waxay gacanka ku soo dhigeen nin uu sheegay taliska boolisku inuu ku eedaysanyahay inuu dil geystay.
Eedeysanaha lasoo qabtay oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Cali Dhiblaawe Ina Muraayo Muxumud Siyaad ayaa la sheegay inuu dil u geystey hooyadii dhashey iyo abtigiisa oo lagu kala Magacabijiray.
Marxuumada: Muraayo Maxamud Siyaad.55 jir ah Iyo Marxuum: Yuusuf Muxumud Siyaad 85 jir wuxuu dilka u adeegsadey toorey oo sitoos ah ugu weerarey labada marxuum.




From the comments