Goobjoog

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray horinka ka tirsan kooxda banda Music.

Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey horin Ka tirsan Ciidanka Music-kada Boliiska, kuwaas oo muddo tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray horinka ka tirsan kooxda banda Music.

Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey horin Ka tirsan Ciidanka Music-kada Boliiska, kuwaas oo muddo tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada Booliska ee Gen.Kaahiye .

Horintaan oo Muhiim u ah kusoo Biiristeeda Banda Music-kada  ayaa waxaa ka war bixiyey Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Gen.Kaahiye S/Guuto Cabdikariin Macalin Xuseen, asagoo sharraxay ahmiyadda cutubkani u leeyahay ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Wuxuu intaa ku daray in tababarka ciidankani ay qaateeni uu isugu jiray Xirfado Gaar ah iyo  Sharciga iyo anshaxa guud ee Ciidan Boliiska Soomaaliyeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments