Ciidanka Booliska Puntland ee qaybta Gobolka Raasa’casayr Puntland ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay wateen.
Howlgalka oo socday 24tii saac ee lasoo dhaafay oo uu hogaaminayay Taliyaha Saldhiga degmada Bareeda Xidigle Mohamed Hasan Ciise ayaa lagu sooqabtay Saxiimad ay wateen hub iyo sadex kamida Burcadbadeedii wadatay.




From the comments