Taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal ay ka sameyeen magaalada Muqdisho ay kusoo qabteen Hub sharci daro ah.
Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Benaadir Macalin Mahdi ayaa sheegay in ay sidoo kale gacanta kusoo dhigeen shaqsiyaad ka ganacsanayay hubka.
Waxaa uu sheegay in la mamnuucay ganacsiga hubka. sidoo kale waxaa uu sheegay in uusan jirin masuul heysan kara hub aan diwaangashaneyn.




From the comments