U bood dhigaalka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka fuliyey deegaanno ka tirsan gobolka Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyed, gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa  Howlal Qorshaysan  ka fuliyay Degaano Dhaca Waqooyiga Gobalada Baay iyo Bokool .

Degaanada sida gaarka ah ay ciidanka Howlgalka uga fuliyeen Waxaa ka mid ah Adeegow ,Garaar Tijeega, iyo degaanno kale oo kooxda Alshabaab ay saldhigyo ku lahaayeen.

Howlgalkan Gaar ka ah ayaa Waxaa Hogaaminayey Taliyaha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Dhame Ahmed Maclin Abdi raxman ( Ahmed dheere ) iyo saraakiil kale, waxayna howlgalladani qeyb ka yihiin gulufka ciidan ee ka dhanka ah kooxda Alshabaab.