Koox hubeysan ayaa Saddex ruux oo la sheegay in ay ahaayeen ganacsato ku leh dukaamo xaafadda Zoonakey ee degmada Hodan ku toogtay halkaasi sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal.
Dukaamada ayaa la sheegay in ay ku dhex jireen ragga la dilay. waxaana falkaan loo aaneeyay in ganacsatadaan dhawaan ay xirteen Kaamirooyinka amniga.
Laba ka mid ah dadka la toogtay ayaa la sheegay in ay geeriyoodeen markii isbitaalka la geeyay.




From the comments