Hamas ayaa xaqiijisay in hogaamiyaheedii Yahya Sinwar lagu dilay Gaza.
Khalil Hayya, madaxa Hamas ee Gaza, ayaa xaqiijiyay in ciidamada Israel dileen hogaamiyaha Hamas, Yahya Sinwar.
Hoggaamiye sare oo ka tirsan Hamas oo khudbad jeediyay sheegay in ay dhawaan shaacin doonaan Hoggaamiyaha Bedeli doono.




From the comments