Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo-beeleed ayaa maanta ka qarxay mar kale degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Colaaddan, oo ka sii dhalatay muranno hore, waxay sababtay dhimasho iyo dhaawac Sida xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Dagaalka oo la isku adeegsanaayo hubka noocyaddiisa kala duwan ayaa laga maqlaya Gudaha magaalada iyo agagaarkeeda.




From the comments