Saaka ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanada Cinjir iyo Saban Sabley oo u dhow Budbud, Galgaduud.
Dagaalka ayaa socday in ka badan saacad, iyadoo ciidamada Macawiisleyda ee deegaanka ay iska caabiyeen weerarka.
Saraakiisha Macawiisleyda iyo kuwa xoogga dalka waxay sheegeen inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab ayna gacanta ku dhigeen aagga lagu dagaalamay.




From the comments